Waa maxay farqiga u dhexeeya Gmail iyo Email?

Email iyo Gmail waxay yihiin laba erey oo badanaa loo isticmaalo isku mashquul, laakiin waxay leeyihiin macnooyin iyo isticmaalo kala duwan. Inta badan dadku waxay isku qaldan yihiin labadan term, halka ay tahay inay kala qeexaan si ay u fahmaan kaalinta ay kala ciyaaraan isgaarsiinta maalinlaha ah. Qormadan waxay si faahfaahsan uga hadlaysaa farqiga u […]
Maxaad ka Ogtahay Cybersecurity Iyo Qaybihiisa

Tan iyo markii uu internet-ku noqday qayb muhiim ah oo ka mid ah nolol-maalmeedkeena sida, inaynu wax ka barano, wax ka iibsano, wax isku-dhaafsano, waxaa lama huraan noqotay sidii loo ilaalin lahaa xogahaas. Marka laga hadlayo cybersecurity, waxaa qiimaynta halisyada suurtagalka ah ee iman karta, iyo noocyada weerarada ee la soo qaadi karo, ama lagu […]
Sidee loo Noqdaa Full Stack Developer?

Marka laga hadlayo dhisidda software, applications ama website, “Full Stack Developer” ayaa noqday xirfadle aad loo jecel yahay, looguna doonista badan yahay. Horumariyayaasha noocan ahi waxay leeyihiin xirfado kala duwan oo u oggolaanaya inay dhisaan dhammaan qeybaha uu ka kooban yahay mashruucu(projects), iyadoo halkaas looga baaqsanayo in dadyaw kale mashruucii loogu yeedho. Full Stack Development, […]
Why Every Business Needs a Website in 2025

In the digital age, an online presence is no longer optional—it’s essential. As we move further into the decade, the expectations of consumers, advancements in technology, and the competitive landscape have evolved significantly. In this environment, Why Every Business Needs a Website in 2025 is a question with an obvious answer: to stay relevant, competitive, […]