Maxaad ka Ogtahay Cybersecurity Iyo Qaybihiisa

Tan iyo markii uu internet-ku noqday qayb muhiim ah oo ka mid ah nolol-maalmeedkeena sida, inaynu wax ka barano, wax ka iibsano, wax isku-dhaafsano, waxaa lama huraan noqotay sidii loo ilaalin lahaa xogahaas. Marka laga hadlayo cybersecurity, waxaa qiimaynta halisyada suurtagalka ah ee iman karta, iyo noocyada weerarada ee la soo qaadi karo, ama lagu […]