Sidee loo Noqdaa Full Stack Developer?

Marka laga hadlayo dhisidda software, applications ama website, “Full Stack Developer” ayaa noqday xirfadle aad loo jecel yahay, looguna doonista badan yahay. Horumariyayaasha noocan ahi waxay leeyihiin xirfado kala duwan oo u oggolaanaya inay dhisaan dhammaan qeybaha uu ka kooban yahay mashruucu(projects), iyadoo halkaas looga baaqsanayo in dadyaw kale mashruucii loogu yeedho. Full Stack Development, […]